Latest News

Mayor-ka degmada Burco oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Siyaasi Kayse Guray

Mayor-ka degmada Burco oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Siyaasi Kayse Guray

Duqa degmadda Burco oo xafiskiisa ku qaabilay Wasiir ku xigeenkii hore wasaradda Qorshaynta qaranka ahaana Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee Jsl Sidoo kalena soo noqday Agaasimihii Guud ee Wasaaradda arimaha Gudaha Xukumadihii...

Dawladda Hoose ee Berbera ayaa dul dhigtay amarro cusub oo

Dawladda Hoose ee Berbera ayaa dul dhigtay amarro cusub oo

Dawladda Hoose ee Berbera ayaa dul dhigtay amarro cusub oo la xiriira dhar xirashada shaqaalaha xafiisyadeed, waxa ay mamnuucday dharka qaar oo ay shaqaaluhu u soo xiran jireen xafiisyadooda shaqada. Amarkan ka soo baxay Maamulka Dawladda hoose ee Berbera ayaa lagu...

Ma wax ayaa iska badalay heshiiskii MOU- Itoobiya iyo Somaliland?

Ma wax ayaa iska badalay heshiiskii MOU- Itoobiya iyo Somaliland?

Waxa jira warar isi soo taraaya oo sheegaaya in ay dawlda Itoobiya doonayso in ay biyaha bada ee Somaliland soo gasho iyada oo aan Somaliland u aqoonsan dal madax banaan, hase ahaatee ay Itoobiya fuliso dhamaan qodobadii ganacsi ee ay la gashay Somaliland, mana jirto...

Beesha Arab oo sheegtay in ay dhisayaan Cabdiraxmaan Cirro

Beesha Arab oo sheegtay in ay dhisayaan Cabdiraxmaan Cirro

“ Anigu waxaan dhisayaa Cabdiraxmaan Cirro oo dhawaan madaxweyne noqon doona , Arab-na waxaan ku amrayaa inay Waddani dhistaan oo ay wax la yeeshan,” Waxa sidaa yidhi Suldaan Barre Xaaji Xuseen oo ka mid ah salaaddiinta waaweyn ee Beelaha Arab. Suldaanka ayaa hadalkan...

Booliska oo soo Qabtay laba nin oo ku eedaysan dil

Booliska oo soo Qabtay laba nin oo ku eedaysan dil

Booliska oo soo Qabtay laba nin oo ku eedaysan dil Hargeysa(Qaran news)-Ciidamada Booliska JSL ayaa gacanta ku soo dhigay Eedaysanayaasha kala ah 1- Cabdilaahi Aadan Cigaal Ina Safiya Xasan 20 jir ah 2- Cabdiqani Kayse Hayaan ina Aamina Saleebaan 25jir ah , kuwaasi oo...

Articles

Warbixin Shaacisay in Cilaaqaadka Somaliland iyo Taiwan Xoogaystay

Warbixin Shaacisay in Cilaaqaadka Somaliland iyo Taiwan Xoogaystay

Warbixin Shaacisay in Cilaaqaadka Somaliland iyo Taiwan Xoogaystay Hargeysa, (Qaran news)-Warbaahinta Global Voice, ayaa wax ka qortay cilaaqaadka isa soo taraya ee u dhexeeya dalalka Somaliland iyo Taiwan oo ay ku tilmaameen in xidhiidhkoodu xoogaystay. Warbixin...

Komishanka oo soo kordhiyay Hantidhawrka Nidaamka Codbixiyeyaasha

Komishanka oo soo kordhiyay Hantidhawrka Nidaamka Codbixiyeyaasha

Komishanka oo soo kordhiyay Hantidhawrka Nidaamka Codbixiyeyaasha Hargeysa(Qarannews)Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa markii ugu horraysay hirgaliyey Hantidhowrka Nidaamka Diiwaangalinta Cod-bixiyayaasha (Biometric Voter Registration Audit System). KDQ isaga...

Ethiopia-Somaliland Memorandum of Understanding (MOU) update

Ethiopia-Somaliland Memorandum of Understanding (MOU) update

Ethiopia-Somaliland Memorandum of Understanding (MOU) update In his latest interview with BBC Somali today, Dr Essa Kayd, Somaliland’s Minister Foreign Affairs and International Relations, reiterated “the finalization of the MoU is a positive step forward, and any...

Duufaano ku soo waajahan dalka Kii iya oo laga digay

Duufaano ku soo waajahan dalka Kii iya oo laga digay

Kenya waxaa laga yaabaa inay wajahdo duufaantii ugu horreysay abid," madaxweyne William Ruto ayaa sidaas u sheegay muwaadiniinta isagoo khudbad heer qaran ah u jeediyay dalkaas, iyadoo dalka uu la daalaa dhacayo fatahaado ay dad badan ku dhinteen iyo dhul go’ kuwaas...

cudurka Baabasiirka iyo sida loo daweyn karo

cudurka Baabasiirka iyo sida loo daweyn karo

Baabasiirka waa cudur ku dhaca dad badan oo Soomaali ah, sababaha ugu weyn ee ka dhasha cudurkan waa isbaddallada dhanka cuntada iyo qaab nololeedka qofka. Cudurkan oo saameyn ku haya dunida oo dhan, tusaale ahaan boqolkiiba 50 shacabka Hindiya waxay la daalaa...

The Somaliland Police Force has been completed for training

The Somaliland Police Force has been completed for training

The city of Hargeysa was concluded in a meeting that lasted for three days, the purpose of which was to make a plan to prevent crimes (crime prevention strategy). It was attended by 22 Officers consisting of Commanders of Stations, Sections and Leaders of the JSL...

Most Popular News Articles

Ads

  Visitors Online

Newsletter Sign-up