BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
 
 
 
Wararkii ugu dambeeyay 
 
 
22 Abriil, 2009, 06:13 GMT; 09:13 SGA
 
Cabdiweli Muusa
Cabdiweli Muse oo ah ninkii ka haray burcadii ay Mareykanku soo qabteen kaddib markii ay afduubeen markab Mareykan ah, ayaa maxkamad lagu soo taagay magaalaad New York.
 
Afhayeenka Golaha dhaqanka ee Beelaha Hawiye Axmed Diriiye ayaa waxa uu xalay ka bedbeeday isku day dil oo rag hubeysan ay ku doonayeen inay kaga takhalusaan.
 
Burcad badeed Soomaali ah ayaa sii daayay markab sitay calanka waddanka Togo, toddobaad kadib, markii sida la sheegay la bixiyay lacag madax furasho.
 

 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Ciyaaraha | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin